Multnomah County Community Health Center

Kusoo dhawoow Multnomah County Community Health Center
Qof kasta oo jooga Multnomah County waa lagu soo dhaweyn kiliinigyadeenna. Kooxdeenna waxay u wada shaqeeyaan bixinta daryeel caafimaad buuxa oo tayo leh oo loogu talagalay adiga, qoyskaaga, iyo bulshadeenna. Nasoo wac oo Siyaado ogow.
Ballanso ballan dhaqtar
Ogow sida loo noqdo bukaan cusub oo qabso ama beddelo ballamo.
Hel daryeelkaad u baahantahay
Waxaan bixinnaa daryeel tayo u leh dhammaan baahiyahaaga caafimaad.
Caafimaadka
Daryeelkayagu wuxuu daboolaa dhammaan qeybaha noolashaada, oo ay ku jiraan daryeelka caafimaadka jirka iyo xiska.
Ilkaha
Kiliinigeenna ilkaha wuxuu bixiyaa baaritaannada joogtada ah, ilko-buuxin, daryeelka degdega ah ee ilkaha, iyo in ka badan.
Farmashiga
Goobaheenna farmashiyada todobada ah waxay bixiyaan daawooyin iyo la-talin daawooyin.
Caruurta iyo dhallinyarta
Kiliiniggeena iskoolka ku saleysan wuxuu bixiyaa daryeel loogu talagalay dhammaan dhallinyarada Multnomah County ee jira 5-18 sano.
Daaweynta HIV iyo daryeelka
Waxaan bixinnaa daaweynta HIV iyo waxaana kugu xiri karnaa guriyeyn, cunto, iyo taageero dheeraad ah.
Taageero ka dhex-hel bulshadaada
Hel kiliinig kuu dhaw
Hel goobaha iyo saacadaha dhammaan kiliinigyadeenna Multnomah County oo dhan.
Nagala soo qeybgal dhacdo soo socota
Wax ka ogow dhacdooyinkeenna iyo adeegyadeenna bulshada.