Skip to site header

Ilkaha

A dental team member shows a patient a model of the human mouth during a dental visit.

Daryeelka ilkaha ee kiliinigyadeenna

Waxaad ka heli kartaa kiliinigyadeenna badankooda baaritaannada joogtada ah ee ilkaha, ilko-nadiifin, ilko-buuxin, iyo siyaado. Nasoo wac si aad u qabsato ballan.

Hel daryeelka ilkaha

Ilaali caafimaadkaaga guud adoo helaya daryeel joogto ah ee ilkahaaga, cirridkaaga iyo afkaaga. Waxaan bixinnaa adeegyada caruurta iyo dadka waaweyn.

SVG File
Icon of a tooth with sparkles on the top right corner.

Hel daryeelka ilkaha

Waxaad ka heli kartaa baaritaannada ilkaha iyo adeegyo kale inta badan kiliinigyadeenna. Hel mid kuu dhaw.

SVG File
Icon of a van.

Daryeelka ilkaha ee wareegga

Waxaad sidookale ka heli kartaa qaar adeegyada ilkaha, kiliinigyadeenna wareegga.

SVG File
Icon of a heart with a medical cross in a small circle at the bottom corner.

Bukaannada cusub

Haddii aadan horey u tagin Health Center, ogow sida loo noqdo bukaan cusub.

Adeegyadeenna ilkaha

  • Raajisooyin iyo ilko-nadiifin
  • Ilko-buuxin
  • Sijilaateyn
  • Daryeelka ilkaha ee iskoolka
  • Daryeelka ilkaha inta uurku jiro
  • Xidid dilista iyo ilig saaris
  • Daryeel degdeg ah

Sida loo bixiyo qarashka

Waxaan qarashka daryeelka ilkaha ku saleynaa waxaad bixin karto. Hadaadan karin inaad bixiso, weli waa heli kartaa daryeel. Waxaan aqbalnaa ceymiska CareOregon Dental. Hadaadan haysan ceymis, waan kugu caawin karnaa inaad codsato.

Siyaado ogow

Ma u baahantahay daryeelka ilkaha degdegga ah?

Nasoo wac hadaad u baahantahay caawin la xiriirta:

  • Ilig xanuun aad u daran 
  • Ilig dillaacsan
  • Ilig jaban
  • Barar qalka ku jira
  • Dahaar-ilig ama xiriiriye dhumay ama jaban

503-988-5558