Medical services
Learn more about our medical care
Feeling comfortable at a visit starts with understanding the care you are getting. The list below explains some words you may hear when you visit.
Jump to section
Gargaarka degdeggaa iyo saacadaha kadib
Ma u baahantahay daryeel degdeg ah?
Haddii ay ku haysato xaalad caafimaad degdeg ah, wac 911 hadda ama aad qolka gargaarka degdeggaa ee kuugu dhaw.
Hel caawin markii kiliinigyadu xiran yihiin
Hel talo kalkaaliso hadaad u baahantahay caawin kadib markii kiliinigyadeenu xiranyihiin.
Ready to schedule a visit?
Learn how to become a new patient or schedule a visit for medical care.