Skip to site header

Caafimaadka

A baby and mother sit together at a health center.

Daryeel caafimaad buuxa ee adiga iyo qoyskaaga

Hel daryeelka caaafimaadka ee adiga iyo qoyskaaga u baahantihiin. The Health Center wuxuu ka bixiyaa adeegyo buuxa kiliinigyada Multnomah County oo dhan.

Adeegyadeenna caafimaadka

  • Daryeelka caafimaadka dadka waaweyn
  • Daryeelka caafimaadka carruurta
  • Tallaallada
  • Daryeelka dhalmada kahor iyo uurka
  • Adeegyada caafimaadka xiska
  • Daryeelka LGBTQIA+ oo dhan
  •  Adeegyada qaxootiga

Hel daryeelkaad u baahantahay

Waxaan bixinnaa daryeel tayo u leh dhammaan baahiyahaaga caafimaad.

SVG File
Icon of a folder with a heart on it.

Caafimaadka

Daryeelkayagu wuxuu daboolaa dhammaan qeybaha noolashaada, oo ay ku jiraan daryeelka caafimaadka jirka iyo xiska.

SVG File
Icon of a tooth with sparkles on the top right corner.

Ilkaha

Kiliinigeenna ilkaha wuxuu bixiyaa baaritaannada joogtada ah, ilko-buuxin, daryeelka degdega ah ee ilkaha, iyo in ka badan.

SVG File
Icon of a prescription bottle.

Farmashiga

Goobaheenna farmashiyada todobada ah waxay bixiyaan daawooyin iyo la-talin daawooyin.

SVG File
Icon of a person with upraised arms and a starburst over their head.

Caruurta iyo dhallinyarta

Kiliiniggeena iskoolka ku saleysan wuxuu bixiyaa daryeel loogu talagalay dhammaan dhallinyarada Multnomah County ee jira 5-18 sano.

SVG File
Icon of a ribbon with a loop and crossed tails.

Daaweynta HIV iyo daryeelka

Waxaan bixinnaa daaweynta HIV iyo waxaana kugu xiri karnaa guriyeyn, cunto, iyo taageero dheeraad ah.

A nurse shows a patient nutrition information about different types of food.

Hel daryeel kuu dhaw

Fiiri goobaha kiliinigyadeenna iyo saacadaha.