Skip to site header

Sameyso ama beddelo ballamo

A nurse shows a patient nutrition information about different types of food.

Qabso ama beddelo ballantaada

Diyaar ma u tahay qabsashada ballantaada ku xigta?Bukaan cusub ahaan isku diiwaangeli maanta oo ogow sida loo qabsado ama loo beddelo ballamaha dhaqtarka.

Bukaannada hadda

Qabso ballan la tago ama khadka ah. Waxaan ku caawin karnaa afaf badan.

SVG File
Icon of a telephone receiver with a medical cross inside a speech bubble.

Ku ballanso foonka

Wac si aad u qabsato ama u beddesho ballan. Waxaan ku caawin karnaa afaf badan foon ahaan iyo inta lagu jiro ballamaha.

SVG File
Icon of a folder with a heart on it.

Khadka ka ballanso

MyChart wuxuu kuu sahlaa ballamahaaga khadka inaad ku maareysid. Furo (iska diiwaangeli) ama gal.

Ma ku cusubtahay Health Center?

Ogow sida loo bilaabo bukaan cusub ahaan oo qabso ballantaadii ugu horreysay.