Skip to site header

Bukaannada cusub

A health care team member checks a patient's blood pressure.

Bukaannada cusub, soo dhawaada!

Ogow sida la iskugu diiwaangeliyo bukaan cusub ee Health Center. Ogow waxa la fisho iyo sida loo qabsato ballantaada koobaad.

Noqo bukaan (macaamiil)

Waan kugu caawin karnaa isku diiwaangelinta bukaan ahaan. Taas waxay naga dhigtaa dhaqtarkaaga daryeelka caafimaadka guud. Waan bixinnaa daryeel hadaadan bixin karin qarashka ama aadan haysan ceymis.

Daryeelka waxaa ku jira:

  • Daryeelka caafimaadka
  • Daryeelka ilkaha
  • Daryeelka caafimaadka xiska
  • Adeegyada farmashiga

Waxa aad u soo qaadan ballanta

Xasuuso inaad u soo qaadato waxyaalaha soo socda ballantaada koobaad.

Diyaar u ah ballan qabsasho?

Tillaabadaada koobaad waa inaad wacdo si aad ballan u qabsato.

SVG File
Icon of a telephone receiver with a medical cross inside a speech bubble.

Foonka ballan ku qabso

Waxaan ku bixinnaa turjumaad foonka iyo ballantaada. Waxaan ku hadalnaa Isbaanish, Fiidnaamiis, Raashiyaan, Soomaali, Shiineys, iyo kuwakale.

Ma u baahantahay daryeel degdeg ah?

Hadaad ku jirto xaalad caafimaad degdeg ah, wac 911 hadda ama aad qolka gargaarka degdeggaa ee kuu dhaw.